Qeexid

"Qaran ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarannimo oo kali ah:
  • Guul iyo qarannimo buuxda ayaa inoo yool ah, waa inoo dantaa guud.
  • Waxa uu sheegay in cid kasta oo aaminsan fikirkaasi ay qaldan tahay, sababtuna ay tahay in xilligii dagaalada qabiilka laga gudbay oo hanaan qarannimo loo tallaabsaday.