Qeexid

(-iyo, m.l) Bahal duurjoog ah oo leh af dhuuban iyo gafuur dheer, dhego dhaadheer oo kuwa dameeraha u eg, lugo gaaggaaban oo xoogag badan, dhabar sida qaansada u xoodan iyo dabo sal weyn leh oo cuna aboorka, quraanyada iwm; xabaalaquf; saddexsuulley.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qarandi oo kali ah:
  • Sida qarandi oo kale dadkoon ‘ kore ba eegaynin Oo kaalintiisii gaboo ‘ aad u kala daadsan Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?
  • Sida qarandi oo kale dadkoon ‘ kore ba eegaynin Oo kaalintiisii gaboo ‘ aad u kala daadsan Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?