Qeexid

"Qaran, hanti cidi leedahay la wareegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaramee oo kali ah:
  • . Xisbigu wuxuu ku baraarugsanyahay ahmiyadda ay leedahay humaraninta dhaqan-dhaqaale, taas oo muwaadin kasta la gaarsiinayo adeegyada bulshada iyo fursooyinka shaqo siinta ayada oo dhaxal-qarameedka iyo bai'ada si habsami ah loo dhawrayo.
  • Haddaba, in meel kale looga soo yeeriyo in ay kororsadaan si ay u sii jiraan iyagga oo fulin waayay waxa ku qoran axdi qarameedka ay ku soo dhaarteen.