Qeexid

"Dhadhan aan macaanayn."

Qeexid Kale

Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.

Qeexid Xigta

Go'aan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaraar oo kali ah:
  • Ugu yaraan 15-ruux oo dhamaantood ah mucaaradka ahaa ayaa ku dhintay 6-kalena way ku dhaawacmeen dagaal qaraar oo aroornimadii hore ee maanta ka dhacay degmada Wadajir ee Muqdisho.
  • Waxay leedahay dhadhamo kala duwan sida macaan, qaraar, dhadhanlaaw waxayna ku xirantahay nooca geedka iyo inta geedka webiga u jiro.