Qeexid

"Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaraabo oo kali ah:
  • Marka taa laga yimaadaana, duruufta nolosha ee adag ayaa khasba inay shaqo halista, iscaawinta iyo shaxaadkuba ay inta badan ku xidhan yihiin sida qaraabo ahaan la isugu dhaw yahay ama la isku xigo.
  • Iyaga oo is kuusaya ayay xaaji Diide iyo Col-u-joog ku degeen guri ay lahaayeen reer ay xaaji Diide qaraabo ahaayeen, si diiran oo kalgacaltooyo ku dheehan tahay ayaana loo soo dhoweeyay.