Qeexid

"Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno."

Qeexid Xigta

Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaraab oo kali ah:
  • Waxaanu Eebe uga baryaynaa in uu janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoysaskii, Eheliyadii iyo Qaraabadii uu ka baxayna marxuumku inaga wada siiyo Samir iyo iimaan.
  • "Laba wiil iyo haweeney ayay ciidamadii dhaca geystay dileen, iyadoo saddexdan qof raashinkii la siiyay horay u qaatay," ayay tiri haweeney kale oo sheegtay inay qaraabo la tahay mid ka mid ah saddex qof ee la toogtay.