Qeexid

(-dho, m.l) (c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku wuxuu noqon karaa mid weyn, tusaale ahaan: beerka, ama wuxuu noqon karaa mid yar; qanjidh dhidid. ld qanjir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qanjidh oo kali ah:
  • Cadho awgeed waxaa ka soo baxy qanjidho waaweyn iyo halbowlayaal la moodo abeesooyin dhadhaab madow dul gurguuranaya.
  • Cadho awgeed waxaa ka soo baxy qanjidho waaweyn iyo halbowlayaal la moodo abeesooyin dhadhaab madow dul gurguuranaya.