Qeexid

"(-ooyin, m.l) Ilkaha oo si xoog leh wax loogu qabto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaniinyo oo kali ah:
  • Taasina waxa ay la mid tahay, qof qaniinyo goosanaya gacantii quudineysey!
  • Wuu garaacaa, oomiyaa, gaajaysiiyaa, geed intuu ku xidho ayuu qudhaanjo ama shinni ku cariyaa, dabadeedna qaniinyo ayey diirka iyo cadka kaga siibtaa, milic intuu ku miigeeyo ayaa raran, oon iyo diihaal naftu uga baxdaa ama uu la suuxaa.