Qeexid

"Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaniin oo kali ah:
  • Cidna kama qarsoona, maalin walba waa lagu sheekaystaa, qurux khasaartay baa la yidhaa, immisaa inan rageed oo u hanweynaa dhexda farta ka qaniinay oo quruxdeeda quudhi waayey.
  • Isla markii uu yaxaasku Hanook la galay webiga dhexdiisii, ayuu isaguna bahal qaniinyo ah yaxaaska dabadda kaga dhajiyay.