Qeexid

"Hanti badan."

Qeexid Xigta

Maal gaalo laga qabsaday, kaddib markii la jebiyay colkooda. ld qaniimo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaniimad oo kali ah:
  • Xaalufinta lagu hayo qaniimadda beriga iyo khayraadka badda ee xeebaha Somaliland ayaa u muuqda inaanay waqtiyada dhow joogsanayn, waayo waxaan muuqan awood waxaa la tacaali karta, ka dibna ka takhalusi karta.
  • Somaliya marka la eego dhulkeedu inta uu le’eg yahay, tirada dadkeeda iyo qaniimadeeda dabiiciga ah, hadana marka la eego caalamka waxay ka mid ahayd dalalka lagu tilmaamo inay dunida ugu faqiirsan yihiin ee aadka u dib-dhacsan.