Qeexid

"Q. ah: qof maalqabeen ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qani oo kali ah:
  • Geelayda gobollada webiyada waxaa fara kulul ku haya qaniinka Gosha iyo Gandiga iyo waliba fursadii meesha ka baxday ee adeegii daaqxirka.
  • Mit Romney iyo Afadiisa Ann ayaa ka hor abaarihii 9kii barqanimo codkooda ka dhiibtay nawaaxiga magaalada Boston ee gobolka Massachusetts, isagoona warfidiyeenada u sheegay inuu ku faraxsan yahay qaabka ay wax u socdaan.