Qeexid
ld qaneecaad1.
ld qaneecaad1.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax barako yeelasho.
Qeexid Xigta: Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Khayr; wanaag; barako. ld caneeqaad, qaneeco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: (c.nafl.) Cayayaanka duula nooc ka mid ah oo qaarkeed ay keento cudurro xunxun oo ay duummada ka mid tahay; dhilmaanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caneeqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhar khafiif ah, dulduleel yaryar ah leh oo inta hab gaar ah loo tolo sariiraha korkooda lagu dedo, kaneecadana laga galo; sinsinyeeri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jurmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Q. ah: qof maalqabeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]