Qeexid
Khayr; wanaag; barako. ld caneeqaad, qaneeco.
Khayr; wanaag; barako. ld caneeqaad, qaneeco.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax barako yeelasho.
Qeexid Xigta: Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caneeqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld qaneecaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta.
Qeexid Xigta: Nasiib wacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mugga ay wax leeyihiin.
Qeexid Xigta: Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
Qeexid Kale: ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
Qeexid Kale: (f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waxyeello; dhibaato; inkaar; hoog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Go'aan wax lagu diido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Doonni baqalka ka yar oo hore u dhuuban gadaalna u ballaaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tuug aan weynayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Madaxa docdiisa dambe; jeego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: qalaad s. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.
m.l
Qeexid: Cida orgiga marka uu riyaha orgeynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Orgi qooqan ciyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]