Qeexid

"(-syo, m.dh) Heshiis hawleed laba dhinac dhex mara."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qandaraas oo kali ah:
  • Dagaalka waa qandaraas la rabo in marka hore lagu shuf beelinayo shacabka masakiinta ee Soomaaliyeed marka xigana in dadka dalka lagaga saaro taasoo calaama u ah in dalka gebi ahaanba lagala wareego gacanta Soomaalida.
  • " Runta xitaa waa inaan ogayn in qandaraaska Aguero dhacayo, laakin ma ahan wax i welwelinaya hadda," ayuu Marca u sheegay.