Qeexid

"Cid raalli ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qanci oo kali ah:
  • Ma garanayso wax ay tidhaa laakiise waxay isku deydeyeysay in ay tusto dhabbadii uu ku qanci lahaa.
  • Dadka weeye ka laga qaado cashuurta, maantana dadkani 56% ma ayna dooran UDUB inay dawlad u noqoto oo ay hantidooda maamusho, hadaba gudigani oo kale ayaa ka dhigi karta dawlada Somaliland dawlad dadku ku kalsoonyihiin oo ay ku qanci karaan.