Qeexid

eeg qanacsan. ld qanacsanaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qanacsanaan oo kali ah:
  • Waxa ka muuqata qanacsanaan iyo kalsooni 100% ah in “aabaha miisaanka maansada Soomaaliyeed” yahay Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye).
  • Laakiin madax-bannaanidaasi may ahayn mid dhinaca caqiidada islaamka ah, iyada oo ay dadka oo dhan ku weynayd aaminsanaanta iyo ku qanacsanaanta caqiiqadada islaamka.