Qeexid

"Cid, wax raali ku ah ahaansho."

Qeexid Xigta

Cid, wax ka quusatay ahaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qanacsan oo kali ah:
  • Gabagabadhii hadalkiisa ayuu Dajire David Shinn ku sheegay in Somalidu aysan ku qanacsanayn sida ay Al-shabaab wax ku wado iyo xiriirka kala dhexeeya shabakada Al-Qaacida.
  • Laakiin madax-bannaanidaasi may ahayn mid dhinaca caqiidada islaamka ah, iyada oo ay dadka oo dhan ku weynayd aaminsanaanta iyo ku qanacsanaanta caqiiqadada islaamka.