Qeexid

"Raalliggelin, maqsuudin."

Qeexid Kale

Q. badan: qof wax yar ku qanca.

Qeexid Xigta

Kadhaadhicin, aaminaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qanac oo kali ah:
  • J: Aad baanu ugu qanacnay.
  • Hase yeeshee, waxay ku qanacsan yihiin inay hadda sidii hore ka sii adag yihiin.