Qeexid
Orodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daamankana isla dhacaya.
Orodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daamankana isla dhacaya.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Awr qooqan isaga oo madaxa laalaadinaya, daamankana isla dhacaya ordid. ld gamlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto.
Qeexid Xigta: Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn.
Qeexid Kale: Weel qabo ka samaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax gacan ku dhigid.
Qeexid Xigta: (f.g) Dhul, dad iwm hub ku hanasho.
Qeexid Kale: (f.g) Cid fal xun ku kici lahayd ka celin. 4. (f.g) Shaqo fulin. 5. (f.g) Meel aadid. 6. (f.mg) Is q.: arrin iwm oo lagu kici lahaa ka harid. 7. (f.mg) Laba qof ama ka badan iska hor imaasho. 8. (f.mg) Is q.: laf jabtay xiriirsamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qanabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho.
Qeexid Xigta: Wax ka quusasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Raalliggelin, maqsuudin.
Qeexid Xigta: Kadhaadhicin, aaminaad.
Qeexid Kale: Q. badan: qof wax yar ku qanca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Q. ah: qalab bir, qori iwm ka sameysan oo duugoobay ama khalkhalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dabada gammaanka iyo lo'da.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-tyo, m.dh) (juqr.) Sida Iiraan looga yaqaan, waa marin biyood dhulka ka hooseeya oo biyaha waraabka ka soo qaada buuraha roobku ku badanyahay geeyana dhulalka qallalan ee ka hooseeya. Marinka qanaatka waxaa laga arki karaa hawada, maxaa yeelay waxaa jira daloollo wareegsan oo in isu jir-jira oo u eg karaytarro yar-yar. Qanaatka waxay isleeyihiin foggaaraha woqooyiga Afrika.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jurmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow.
Qeexid Xigta: Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto.
Qeexid Kale: ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho.
Qeexid Xigta: Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qartabyo, qartabid, qartebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dabo kor u taagid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qalab yar oo bir ah oo ka kooban laba af oo is qabsata marka la isku riixo oo timaha iwm lagu sii siibo.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah kelbadaha.
Qeexid Kale: Manqas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Q. ah: qof maalqabeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qanaani.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid, wax raali ku ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Cid, wax ka quusatay ahaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]