Qeexid
ld hammi1.
ld hammi1.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Shiraac yar. ld qalami1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Buuq; yulqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid.
Qeexid Xigta: Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda.
Qeexid Xigta: Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan.
Qeexid Kale: Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka q.: cid meel xoog kaga celin.
Qeexid Xigta: Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Qof, qof kale ay isku magac yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Murugo iyo walaac la kulmid.
Qeexid Xigta: Ku h.: wax had iyo jeer ku fekerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) (nax.) Labo erey oo isku micno leh. Tus. “irrid” iyo “illin”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/ -isay; -iyi) Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: badar yar oo ceeriin ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Badar ceeriin ku cunid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qammaac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qammaad1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qammaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dhuxul shidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Murugo iyo walaac ka dhasha arrin murugsan.
Qeexid Xigta: Niyad, laab. ld qammi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]