Qeexid

"/dh Badar bariiska u eg lana eg laakiin ka midab duwan oo la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qamadi oo kali ah:
  • Beeraha dalkana wax laga beeraa dalayo ay kamid yihiin Qamadiga, Heeda, Baradhada iyo khudaarta; waxa kale oo dalka ka jirta dhaqasahda xoolaha oo uu ugu horeeyo Adhigu. dunta dhogorta Adhiga laga sameeyo iyo Lo’da oo caanaheeda laga ganacsado.
  • Run ahaantii waxaa u sabab ah dadka oo ay ka luntay dhaqamadii hore loogu yiqiin oo dhan iyo isbedel ku yimid xataa suugaantii iyo wax kasta oo noloshooda khuseeyey.