Qeexid

"Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qamaan oo kali ah:
  • Waxaa muuqata inuu gabay qabiil ka qab-weynaaye, tolow haddii uu maqlay wixii Qamaan Bulxan, Cali-dhuux, Salaan Carrabey, Ismaacill Mire, Maxamed Nuur Fadal, Seyidkii iyo raggii la mid ahaa kirtaminaayeen, wax ma ka yidhi?
  • Abwaan Qamaan Bulxan ayaa wuxuu yiri: Baadida nin baa kula daydaya, daalna kaa badane Aan doonihayn inaad heshaa, daa’in abidkaaye Dadkuna moodi duul wada dhashaan, wax u dahsoonayne Dallo ma laha Aakhiro haddii, loo kitaab dayo’e.