Qeexid

"eeg qalqaali. ld qalqaalis, qalqaalo (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalqaalin oo kali ah:
  • Waxa uu soo xasuustay barafasoorkii ku qalqaalinayay in uu Macallinku af-hayeen u noqdo koox qabqablayaal ah.
  • Mid kamid ah Dadkii Mukhalasiintii qalqaalinayay dadka la xir-xiray oo Saxaafada la hadlayayaa sheegay in Ciidamada amaanka ee dalka Kenya ay gacanta ku dhigeen Dad gaarayay 18-qof Soomaali ah islamarkaana ay hadda ku xiranyihiin Xabsi ku yaala Mombasa.