Qeexid

"Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalqaali oo kali ah:
  • Qaboonadii waaberiga ayaa quraacdii laga soo jeestay oo safarkii la isu qalqaaliyay.
  • Waxaa su’aal mudan shir qalqaaliyayaasha horta miyey aqoonsan yihiin Dawlada ku meel gaar ah ee mar kasta jirta?