Qeexid

"Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay."

Qeexid Kale

Jirro ku dhacda qoorta oo bararisa.

Qeexid Xigta

Meesha qalloocan oo salka hunguriga nafleyda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaloon oo kali ah:
  • Guddoomiyaha Degmada Afmadow ayaa loo doortay C/qani Sheekh Max'ed Qaloon iyadoo ku xigeenna uu u noqday Max'ed Sahal Ciidle oo labaduna ka tirsan dadka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
  • Bashiir salaan diiran kadib wuxuu Najiib ku yidhi; “Waan garanayay inaadan qaloonayn oo aad sii fadhiisanayso.”