Qeexid

"(ooday, -ootay) Nafley qalo dareemid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaloo oo kali ah:
  • Halkani waa Raadyow ma qaloocshe oo aydun ka dhagaysataan mawjadaha yuuyuuban ee kaftan aqoonka ah iyo hirarka gaa-gaaban ee ilaaq buurka ah.
  • Birtu waa shey marka la garaaco la qaloocin karo ayadoon kala jabayn, la dhalaalin karo, isla markaana la dhuubi karo ama wax dhuuban laga dhigi karo Haire, Richard G. (2006).