Qeexid

"Hal neef oo baadi ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalo oo kali ah:
  • Hase yeeshee, Xuseen wuxuu aaminsan yahay inuu noqon doono ninka dunida ugu dheer marka dhowaan loo toosiyo lugta midig oo miisaankiisa la qaloocsantay.
  • "Markaan aragnay in nadaafada goobtan aysan wanaagsanayn oo ay Eyda iyo Xaywaanada kale ay ku cunaan haraaga xoolaha la qalay ayaan go'aan ku gaarnay inaan joojino in lagu qalo xoolaha" ayuu yiri Sh.