Qeexid

"Wax qaabkiisa dhan u janjeerin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallooci oo kali ah:
  • Waxaanu intaa raaciyay oo uu ku afeeftay in aan la qalloocin hadalka, oo aan colaad iyo isku-dir laga dhex doonin isaga iyo Madaxweynaha.
  • Waxa uu Cismaan Keenadiid ka digi jiray qalloocii iyo marin-habowgii la geliyay maamulka markii la gaaray xorriyadda.