Qeexid

"Wax qalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalliin oo kali ah:
  • Shiikh doon Salaad Cilmi oo ah madaxa isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa u sheegay VOA in uusan isbitaalku awoodin in uu qalliin u sameeyo dadka ay dhaawacyada ka soo gaaraan madaxa.
  • Madaxweyne Cigaal waxa uu ku dhintay cusbitaal milaterigu leeyahay oo u dhow caasimadda Pretoria, kadib markii qalliin lagu sameeyay.