Qeexid

Qoyaan iyo jileec la'aan.

Qeexid Xigta

ld qallalnaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallayl oo kali ah:
  • Qoyanta badda iyo qallaylka dhulka ayaa ugu weyn inta ugu hor abuurmay.
  • Qoyanta badda iyo qallaylka dhulka ayaa ugu weyn inta ugu hor abuurmay.