Qeexid

"Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena."

Qeexid Kale

ld qallalid.

Qeexid Xigta

Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallal oo kali ah:
  • Aneexadu geedka ay ka baxdo waxaa la yiraah geedka aneexada, wuxuuna ka mid yahay geedaha dhalatadaah (roobka ku baxa markay jiidaal noqotana qallala)markay ciiriinka tahay waa macaan dhanaan ku jiro markay bislaatana waa macaan miiran.
  • Degaanada leh cimiladan aynu xusnay waxaa dhacda marka ay ku da’aan roobabka Gu’ga ee ugu horreeyaa dhulkii oo qallalan, waxaa dhaca fursadaha ugu waaweyn ee uu nabaad-guurku ku dhaco.