Qeexid

"Wax qoyan engejin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallaji oo kali ah:
  • Dadka Soomaaliyeedna waxaa waajib ku ah in ay u caddaato in haddii qabiilku uu yahay midka dumiyey qarankii Soomaaliyeed in qaadkuna uu yahay mataankiisa kaas oo qallajiyey dhaqankii, dhaqaalihii, iyo dheecaankii dadka Soomaaliyeed.
  • Anniga iyo xaaskayga waxaan u istaagnay sidii aan u qallajin lahayn biyaha, mana aanan haysan habeenkaas wax aan ka ahayn khatiifad yar oo noo ahayd buste oo kale.