Qeexid

"Wax aan jilicsaneyn ahaansho."

Qeexid Kale

Wax aan sahlanayn ahaansho. 4. Qof dabeecad adag oo aan soo loodsamin ahaansho.

Qeexid Xigta

Wax aan sulub ahayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallafsan oo kali ah:
  • Sidoo kale, carabtu islaamka ka hor waxay ku noolaayeen nolol qallafsan, oo ilbaxnimada maaddiga ahi ay ku yar tahay, caadi ahaanna ma heli karin waxyaabaha lagu raaxaysto ama dadka nolosha u fududeeya.
  • Argentina waxay si weyn ugu diyaargarowday ciyaartii wareega labaad ee ay la yeelatay waddanka ay kubadda sida weyn isugu hayaan ee Brazil, oo muran qallafsani ka dhashay markii ay afar gool ku muquumisay kulankii Peru.