Qeexid

"Raacidda la raaco madhab in muddo ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallad oo kali ah:
  • Wuxuu intaa ku ladhay oo uu mar kale yidhi; “Meelaha qaar waxba lama saari karo, sida Ardiyadahan Aqallada waxba lama saari karo oo waa qiimo go’an.
  • Labadaas nin buuggaas arrinka waxay kaga qoreen faallo aad u gaaban oo sidan u dhigan: ”Miisaanka maansadu waa tirada iyo xiriirka ka dhexeeya shaqallada; shaqalka gaaban waxaa loo tiriyaa (1) ka dheerna (2).