Qeexid
Qof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.
[-cnaa, -cnayd]
qallacannaa
qallacannayd
f.mg4Qof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado.
Qeexid Xigta: Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Hal ilmo diidday qallac ku samayn.
Qeexid Xigta: Shiraaca doonta daqal ku xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qallac1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg qallacan. ld qallacnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg qallac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld qallacan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax qoyanaa wax engegay ahaansho.
Qeexid Xigta: Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: ld qallacan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax aan jilicsaneyn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan sulub ahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Wax aan sahlanayn ahaansho. 4. Qof dabeecad adag oo aan soo loodsamin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax qaab toosnayn oo dhan u janjeera leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Hadal wax aan munaasab ahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Qof aan dabeecad wanaagsan lahayn ahaansho. ld qalloocsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena.
Qeexid Xigta: Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl.
Qeexid Kale: ld qallalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Raacidda la raaco madhab in muddo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Wax qoyanaa engegid.
Qeexid Xigta: Qof sarco qaba suuxid.
Qeexid Kale: Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Q. ah: wax adag oo aan jilicsaneyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Masiibo; belo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qaldhac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax adag oo aan jilicsaneyn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld qaldhac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qallacnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qallalan. ld qallalnaansho, qallayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]