Qeexid

"Quraan dhammeyn (arday)."

Qeexid Kale

Ka q.: dugsi sare ama jaamacad la yaqaan ka soo bixid.

Qeexid Xigta

Tacliin dhammeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalinjebi oo kali ah:
  • Somaliland Forum: Hambalyo Ardayda Ka Qalinjebisay Jaamacadda Camuud.
  • Balse dhakhaatiirtii isxilqaantay waxay riyadoodii u rumowday sanadkii 2008dii markey Kulliyadda Daawada iyo Farsamada Qalliinka ee Jaamacadda banaadir ay ka qalinjebiyeen dufacaddii u horreysay ee dhakhaatiirtii ay tababareen.