Qeexid

"Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro."

Qeexid Kale

Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.

Qeexid Xigta

Lacag (macdan).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalin oo kali ah:
  • Mud: Farole ayaa sheegey in dadka la beegsadey qaraxa ahaayeen mustaqbalka dadka iyo ubaxii dalka kuwaasoo u fadhiyey xaflad qalin jabin isaga oo xusey in ahaayeen kuwa buuxin lahaa kaalin muhiim u ah shacabka Somaliyeed ee dagaalada ka daaley.
  • Warshadaha: Warshadaha dalka jasiiradaha Fiji waxa lagu farsameeyaa sonkorta, dharka, dahabka, Qalin (Silver-ta) iyo Copra.