Qeexid
Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho.
Qeexid Xigta
Cid gefsan noqosho.
Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho.
Cid gefsan noqosho.
Fal / verb
Gudbe / transitive
f.mg4
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax gefsan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaldanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaldan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la qalay ahaansho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahila ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nasiib; ayaan.
Qeexid Xigta: Q. ah: qof xoog iyo laf leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax la qalay noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld qaldanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: ld qallacan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la cabbiray ahaansho (dhul).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Qeexid Xigta: Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Labada fuq ee afka middood; daan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jurmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac2, qallax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Orodka uu awr qooqani ordo mar uu dagaallamayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof aan maskaxdiisu dhammeyn ahaansho; derderan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Koor wax la qadaaday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo).
Qeexid Xigta: (f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac1, qallax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]