Qeexid
ld qalcad.
ld qalcad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-do, ml.) Dhismo xoog badan oo dhagax ka samaysan oo waayadii hore cadowga laga geli jiray. ld calqad, qalco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Qeexid Xigta: Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Labada fuq ee afka middood; daan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qallac1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
Qeexid Xigta: Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hal neef oo baadi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Si loo cuno xoolo gowracasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: Wax dhan u janjeersasho.
Qeexid Xigta: Ka q.: hadal si aan habbooneyn u dhihid.
Qeexid Kale: ld qallooc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -caday, -catay
Qeexid: Xamaarasho. ld galangalcee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -caday, -catay
Qeexid: Hoore weel ku jira qar ka daadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan.
Qeexid Xigta: Hubka lagu dagaalamo oo dhan.
Qeexid Kale: (muus.) Qalabka muusikada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Samaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; gef.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -caday, -catay
Qeexid: Jir gubtay kul ka dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kalagoyska cududda iyo garabka.
Qeexid Xigta: Xanuun ku dhaca kalagoyska cududda iyo garabka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hilib iwm holac ku dubid.
Qeexid Xigta: Weel iwm holac ku diirin.
Qeexid Kale: Fuud, dawo iwm nafley afka uga shubid. ld halwi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la qalay noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]