Qeexid

"(-do, ml.) Dhismo xoog badan oo dhagax ka samaysan oo waayadii hore cadowga laga geli jiray. ld calqad, qalco."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalcad oo kali ah:
  • Markey aheyd 793 ayaa dad noorwiiji ahi waxey weerar ku qaadeen qalcadda diinta ee loo yiqiin Lindisfarne oo ku taalley xeebta bari ee Waqooyinka Ingiriiska.
  • Fardihii muslimiinta ay wateen waxay jaxaabeen ama ay cagta mariyeen magaalooyinka Balqaa ee ka tirsanaa falastiin iyo sidoo kale qalcada lagu magacaabo Al-daaruumi oo iyadana ka tirsan falastiin.