Qeexid

"Laab; kal."

Qeexid Xigta

Xasuus.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalbi oo kali ah:
  • Waxaan Allah SWT ka beryeynaa in Shacabka Soomaaliyeed uu ka dulqaado masiibada ay ku dhexjiraan, kuwa shaacabka ku dhex dagaalamayana uu Allah SWT qalbigooda u soo jeediyo dhanka nabadda.
  • Qalalaasaha, qayladda, buuqa iyo qilaafka qoysku, waxa uu ubadka ka dhumiyaa farxadda; haday farxaddu dhunto, waxaa ku dhaca qalbi jab, waxaa bilowda nacayb; mar hadii nacayb yimid ku dayasho dhamaatay.