Qeexid

"Kalagoyska cududda iyo garabka."

Qeexid Xigta

Xanuun ku dhaca kalagoyska cududda iyo garabka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalaw oo kali ah:
  • Shirarkaas oo markii hore ku Bilowday Jufo-Jufo ayaa haatan waxa ay u Muuqdaan kuwo usii gudbaya Beelo kale sida Beelaha Waceysle ee la isku yiraahdo Qalaw-joog, kadibna Waceysle, waxa ayna haatan shirarkaasi si rasmi ah Uga socdaan Guriga Siyaasiga Dr.
  • C/risaaq Aadan oo ah la taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha dibadda ayaa u sheegay Wargeyska Asharqalawsat ee xaruntiisuna tahay Magaalada London ee dalka Britain in maraakiibtaan ay ku yimaden xebaha Somalia codsi dowladda Federalka ay jeedisay.