Qeexid
Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn.
Qeexid Xigta
Dad keli keli ah.
Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn.
Dad keli keli ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Nafley aan nooc wada ahayn oo wada jirta. ld qalamaanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh (Waayadii hore) xoolo wiilka dhasha laga bixiyo oo la siiyo dad gaar ah (yibir, caadaqaate).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Lulmo; hurdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qalammi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nafley yar oo indha waaweyn leh oo cagaha iyo dabada daanyeerka uga eg, wejiga iyo dhegahana dawacada ugu eg; geedatiris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bad.
Qeexid Xigta: Hees ay dabatadu ugaarta ku sasabato.
Qeexid Kale: Nooc dhirta ka mid ah oo ay xawayaanku nafaqo ka helaan marka ay cunaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.w
Qeexid: eeg qalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shiraac yar. ld qalami1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalbisan. ld qalbisamaansho, qalbisami, qalbisnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah oo hoosta isaga dhejiya maraakiibta, qubada iwm si uu cunto uga helo.
Qeexid Xigta: Nooc boolaboolada ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qas; qulqulad; wareer.
Qeexid Xigta: Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qas; qulqulad; wareer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Cayayaan yaryar jaadad badan, beelbeel u degta oo aan baalal lahayn, lehna lix addin iyo labo gees. ld quraanjo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Gamaanyo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kalagoyska cududda iyo garabka.
Qeexid Xigta: Xanuun ku dhaca kalagoyska cududda iyo garabka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan.
Qeexid Xigta: Hubka lagu dagaalamo oo dhan.
Qeexid Kale: (muus.) Qalabka muusikada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah.
Qeexid Xigta: Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]