Qeexid

"ld qalalaas."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalalaaso oo kali ah:
  • Magaalada Baydhabo oo xarun u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay aheyd mid la ciir ciireysa qalalaaso isugu jira dilal iyo rabshado, kuwaasoo ilaa iyo iminka Ciidamada Booliska aysan cidin usoo qaban.
  • "Runtii waxaan ahayn Guddi Dowladda u saartay soo afjarida xiisado ka dhacay Buuhoodle iyo soo xuuraansi xaalka Gobolka Cayn oo ay qalalaaso ka wado Jabhada aanu anagu u aragno mid xasilooni daro iyo kala qoqob qaran ka shaqaynaysa" ayuu Xil.