Qeexid

"Degganaan iyo xasilooni la'aan. ld qalalaase, qalalaaso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalalaas oo kali ah:
  • Cabdi Cismaan (Qoorey) in wixii dhacay ay ahaayeen qalalaase yar oo si kam'ah ku dhacay islamarkaana u dhexeeyay Ciidamo maxaakiimta ka wada tirsan hadana la dhameeyay.
  • Iyada oo uu wasiirka arrimaha guduhuba qiray inay jireen kooxo dhalinyaro ah oo isku dayey inay qalalaase abuuraan, isla markaana ilaa haatan jiraan, maxaabiis arrimahaas ugu xidhan jeelka weyn ee Hargeysa.