Qeexid

"(-dyo, m.dh) Samaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; gef."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalad oo kali ah:
  • Wasiirku waxaa uu ugu dambeytii sheegay in waxyaabihii laga wada hadlay ay sidoo kale ku jireen in qaladaadkii hore ee dhacay si wada jir ah loo saxo waana la wada aqbalay ayuu sheegay.
  • Ugu danbey maamulka waxaan kula talin lahaa Ogaada qof kaamil ah ma jiro oo qof walboo bani’aadan ah wuu qaldamaa oo qaladkiina isku daya inaad saxdaan.