Qeexid

"Meel qalab u yeelid."

Qeexid Xigta

Cid hubeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalabee oo kali ah:
  • Ciidanka ilaaladda xuduudda lagu qalabeeyo gaadiidka baabuurta, diyaaradaha Helokobtarka, iyo isgaadhsiin fudud iyo guryaha laysku rakibo ee la geyn karo kolba meesha loo guuro.
  • . In Ciidanka ilaaladda xuduudda lagu qalabeeyo gaadiidka baabuurta, diyaaradaha Helokobtarka, iyo isgaadhsiin fudud iyo guryaha laysku rakibo ee la geyn karo kolba meesha loo guuro.