Qeexid

"qalaad s. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalaad oo kali ah:
  • Soomaaligii doono ha igu caasiyo, oo af qalaad ha iga doorto.
  • Hase ahaatee Baybalku ma aha wax kale ee waa Kitaabka Quduuska ah ee afka qalaad lagu yidhaahdo Baybalka, ee Ilaah u soo waxyooday nebiyadiisii iyo rasushiisii.