Qeexid

"(-lal, m.l) Labada fuq ee afka middood; daan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qal oo kali ah:
  • Waxa uu hadda ka mid yahay Siciid duqayda Naadiga Qalinleyda Soomaaliyed.
  • Muusada aan sheegayo ma ahan inaan u qaadanno calaamo laga muujiyo dhabbanada iyo bishimaha oon qalbiga jirin taasina qof ma dhagreeyso.