Qeexid
Wax labada dhinac ka xiran noqosho (ciyaar dubnadeed).
[-amay, -antay]
f.mg1Wax labada dhinac ka xiran noqosho (ciyaar dubnadeed).
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax qaflan lagu sameeyay ahaansho (ciyaar dubnadeed).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaflanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.fk
Qeexid: Kedo; lamafilaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax qafil ku xiranyahay ahaansho. ld qufulan, qunfulan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la qafaalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaflo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaflan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Wax la qalay noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la qalay ahaansho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahila ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -laday, -latay
Qeexid: Ciyaar dubno labada dhinac ka xirasho iyada oo aan dhagax kale la gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qaflad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld qaflanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun.
Qeexid Xigta: ld qablamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qafal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Hadal ama shanqar weyn sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jurmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah.
Qeexid Xigta: Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin.
Qeexid Kale: (-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax qoyanaa wax engegay ahaansho.
Qeexid Xigta: Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]